Faah faahino kasoo baxaya Qarax lagu weeraray Sargaal Ciidan oo Muqdisho ka dhacay

Waxaa goordhaw  nuuca gaadiidka hoosta looga xiro uu ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka Dekadda Weyn , waxaana qaraxan ka dhashay khasaaro dhaawacyo ah. Sida aan wararka ku helnay gaariga lqarxa lagu xiray oo nuuciisi ahaa Surf ayaa waxaa watay sargaal katirsan ciidanka booliiska Soomaaliya oo lagu magacaabo Jeneraal Maxamed Dhoore , waxaana sargaalka … Continue reading Faah faahino kasoo baxaya Qarax lagu weeraray Sargaal Ciidan oo Muqdisho ka dhacay